Su Tai waxa ay leedahay teknolaji ku saacidaya in ay markiiba
kululeyso biyaha, waxa ay markiiba kaa caawin kartaa in aad diyaariso shaaha,
gaxwada ama coffee. Haka wal walin in in ay dab badan kaa isticmaasho aadna ay u
kululaato, maxaa yeelay waxa ku xiran qalab markiiba ka jaraya dabka hadi..